Gabileynewsonline.com
Tacsi ku socota qoyskii iyo qaraabadii & qarankii uu kabaxay (AHUN) cali sugule oo ku magac dheeraa (dun carbeed ) oo ku geeriyoodey dalka imaraaadka carabta INAA LILAAHI WAINAAILAYHI RAAJICUUN.
January 15, 2016 - Written by admin

Tacsi ku socota qoyskii iyo qaraabadii & qarankii uu kabaxay (AHUN) cali sugule oo ku magac dheeraa (dun carbeed ) oo ku geeriyoodey dalka imaraaadka carabta INAA LILAAHI WAINAAILAYHI RAAJICUUN.

Geeridan naxdintaleh ee ku timid abwaanka caanka ah
marxuum cali sugule (ali dun carbeed )oo ahaa shaqsi laga yaqaaney gayiga umada somaliyeed oo dhan marxuumka oo ahaan jiray qofka ugu caansan umada somaliyeed gaar ahaana umada reer somaliland waxaan leenahay ilaahay ha u naxariisto aamiin. waxaan nu leenahay ilaahay janada hageeyo qoyskisii iyo eheladiisii iyo umada somalilandba ilaahay samir iyo iimaaan alle hakasiiyo aamiin.

Tacsidan waxaa diraaya dhamaan dadka ku nool wadamada benelux sida belgium,luxemburg iyo holland

Maxamed jeex aw yoonis iyo xaaskayga fadumo yuusuf
Cabdilaahi cumar cali iyo xaaskiisa
Zaki maxamuud rooble iyo xaaskiisa
Xuseen jeex aw yoonis iyo xaaskiisa hibo daahir
Said cali daahir iyo xaaskiisa khadan
Axmed jaamac saxardiid
Maxamed c/raxmaan jacket iyo xaaskiisa
Xasan jeex aw yoonis iyo xaaskiisa suleekha aw muuse
Cabdi shukri cabdi qaldaan iyo xaaskiisa hodan daahi
Cabdi ayaanle iyo xaaskiisa
Maxamed yaasiin ilkacase iyo xaaskiisa
Aadan xasan iyo xaaskiisa
Xuseen barkhad tukaale iyo xaaskiisa
Maxamuud aaden iyo xaaskiisa
Sharmaake baruud iyo xaaskiisa
Cabdifataax indheyare
Rooble ibraahim alaale
Muuse aw xasan migil
Sheekh haybe
Axmed aw cabdi xudhuun
Sheekh haybe dhameeye
Axmed jaamac saxardiid
Maxamed cabdiraxmaan jackt
Abdi ismail abiib ayanle
Maxamed yaasiin ilka case
Abdi shukri roorshe abdi qaldaan iyo xaaskiisa
Said shukri roorshe iyo xaaskiisa
Maxamuud adan boom iyo xaaskiisa
Allaa mahad leh
By maxamed jeex
Brussels.

COMMENTS
Latest News