Xildhibaan Jirde Siciid oo ka tirsan Golaha Guurtiga JSL ayaa ka hadlay arimaha diiwaangelinta iyo qaadashada kaadhka cod bixiyayaasha, waxana xildhibaanku ugu baaqay guud ahaan  dadweynaha Somaliland, gaar ahaana gobolada Bari inay qaataan kaadhkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here