dalkooda, kana go’an tahay in ay aduunka tusaan Somaliland. Waxay ka soo midho
dhaliyeen sida tan.
Sab&dii 09/01/2016 Somaliland Football Associa&on waxay ka qayb galeen Conifa
Annual General Mee&ng oo ka dhacay dalka talyaaniga. Dalalkii kalfadhigaa Conifa
ka soo qayb galey, waxay dhamaayeen 23 dal. Halkaas oo ay Somaliland, ku
guuleysatey codkii ugu badnaa markii la footeeyey cidii la rabey in ay ka mid
noqdaan ciyaaraha sanadkan. Goobtaas oo ay Somaliland ku heshey 170 cod.
Conifa oo matasha 320 milyan oo qof, ayaa halkaas ku ogaatey Somaliland halkey
ku taal iyo waxay tahay.
Somaliland Football Associa&on, oo maamusha kooxda Somaliland Na&onal
Football Team UK ayaa ka qayb geli doonta ciyaaraha Conifa World Cup 2016, oo
lagu qaban doono wadanka Abkhazia.
Gun&i iyo gabo gabadii waa guul u soo hoyatey dadyowga reer Somaliland.
Waxaanu lee nahay ha la taageero Somaliland Football Associa&on, dalka gudihiisa
iyo dibadiisaba. Waxaanu mahad gaar ah u celineynaa Somaliland Football
Associa&on iyo Not4Go)en Founda&on siiba Ilyas Mohamed iyo Guiled Aden.
Allaa Mahad Leh
Somaliland Football Associa&on