|
|||
Gabileynewsonline.com
WAR DEG-DEG AH:-EX wasiir Xirsi X. Cali Oo Ka Hadlay Shirka
January 9, 2016 - Written by adminWAR DEG-DEG AH:-EX wasiir Xirsi X. Cali Oo Ka Hadlay Shirka Caynaba Ee Laga Hor IstaagayHargeysa(GNO)January-09-2015- waftigan uu hogaaminayay wasiirkii Hore ee wasaarada madaxtooyada Somaliland Xirsi cali Xaaji Xasan isla markaana ay ka mid ahaayeen Xildhibaano ka tirsan Golaha deegaanka degmada Burco ayaa maanta laga Horjoogsaday inay ka qayb galaan Shirkii Uga socday beesha yoonis cabdiraxmaan magaalada Caynaba ee Xarunta Gobolka Saraar. Waxaan waftidan markii ay gaadheen istabta laga gallo magaalada caynaba ay ciidamada Booliska ee Istabtaasi ay u diiday waftidan inay galaan magaalada isla markaana ay Qabaan Amar kaga yimi Hogaankooda sare. Waxaa gabagabadiina waftidan loo ogolaaday Inay galaan kana qayb galaan shirwaynaha usoo xidhmayay ee Beesha Yoonis Cabdiraxmaan uga socday magaalada caynaba Balse waxaan ilaa hada La garanayn sababta kaliftay inay Ciidamadu Ay waftidan u diidan Inay ka qayb galaan shirkaasi
COMMENTS
|
Latest News
|