Published:

Hargeysa(GNO)January-17-2016- Wasraadara Arrimaha Gudaha Qaybteeda Diwaan Galinta Madaniga ah waxa ay saaka Xabsiga U Taxaabtay Muwaadin Cabdixakiin Jaamac Maxamed Abokor oo doonayey inuu marlabaad iska diwaan galiyo Xarunta wasaarada isaga oo hore iskaga diwaan Galiyey Magaalada Burco Xarrunta Gobolka Togdheer.

Muwaadinka Ayaa Sever-ka Diwaangalinta Madaniga ah ee Wasaaradu Soo qabtay Kadib markuu damcay inuu marlabaad qaato Card-ka oo uu magic kale ku qaadanaayey waxaana Muwaadinkan oo warbixintiisu hoos ku caday maanta loo taxaabay Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Hargaysa.

http://somalilandtoday.com/slt/wp-content/uploads/2016/01/12494746_1526185221043375_5720702153948363138_n.jpg

Amarka Xadhigan Ayaa waxaa Bixiyey Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha

Sidaa Darteed Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Waxay uga digaysaa bulshada ku Dhaqan dalka inay laba jeer qaataan Card-ka Muwaadinka taasi oo ay kala kulmi doonaan cawaaqib Xumo kuna mutaysan doonaan Xadhig Dheer.

News Related