Gabileynewsonline.com
Wasaarada Maaliyada oo shaqaalo ay u dirtay Jaaamacad Dibadeed u soo Qalinjabiyeen
January 6, 2016 - Written by admin

Mas’uuliyiin ka tirsan dawlada Somaliland iyo Madaxdii  kala dambaysay ee wasaaradda maaliyadda ayaa si wadajir ah u soo dhoweeyey qaar ka mid ah Shaqaalaha wasaaradaasi oo deeq waxbarasho Jaamacadeed  ku soo dhamaystay jaamacada mount Kenya ee Dalka Kenya.

 

COMMENTS
Latest News