Xoghayaha Arimaha Bulshada Xisbiga WadanI Hinda Gaani Oo kabaha la Dul Martay Gudoomiye Muuse Biixi Iyo Xukumada Siilaanyo
January 11, 2016 - Written by admin

Xoghayaha Arimaha Bulshada Xisbiga WadanI Hinda Gaani Oo kabaha la Dul Martay Gudoomiye Muuse Biixi Iyo Xukumada Siilaanyo
Burco(GNO)January-11-2016-Xoghayaha Arimaha Bulshada Ee Xisbiga Wadani Marwo Hinda jamac gaani oo Shir-Jaraaa’id ku Qabatay Magaalada Burco ayaa kabaha La dulmartay MUjaahid Muuse Bixii Iyo Xukumada Somaliland iyadoona sido kalena ka hadashay Qaabkii uu Dhacay Shirkii Beesha Yoonis cabdiraxmaan Uga socday Magaalada Caynaba Iyo waliba qaabkii ay CIidanka Booliska Caynaba Ula dhaqmeen Waftidii uu Hogaaminayay EX Wasiir Xirsi cali X. Xasan