Published:

logo iprtMachadka IPRT (Institute for Practical Research & training) oo ah Hay’ad wadaniya kana shaqaysa hawlahas idatababarada kor u qaadida xirfadaha, cilmibaadhista iyo caafimaadka, waxay fulinaysaa tababar xirfadeed oo kor loogu qaadayo xirfadaha dhalinyaradda Somaliland iyo sidii loogu abuuri lahaa shaqooyin

Machad ku bisha February 2016 wuxuu bilaabayaa deeq wax-barashoo oo kala ah qaybahan:

  1. Office Work (Sales & Marketing) 2. Tile & Glass Construction

Mudda uu tababarku soconayo waa 4 bilood.

 

Sharuudaha loo baahan yahay waa:-

  1. Waa in da’diisu u dhaxayso 18-35 sano.
  2. Waa inuu Somalilander yahay.
  3. Waa inuu leeyahay xirfad hore oo la xidhiidha tababarka uu rabo.
  4. Waa in aanu hada wax shaqo ah hayn.
  5. Waa in uuWakhti firaaqo ah oo gelin hore iyo galin danbe ah haysto.
  6. Waa in ay kago’an tahay DhammaystirkaTababarka muddada uu socdo.
  7. Waa inuu codsiga ku soo lifaaqo copy-gashahaadooyinka.

Haddaba, cidkasta oodanaynaysa ka qayb-qaadashada deeq-dan waxbarasho waa inay Codsiyadooda iyo CV-goodaba kusoo hagaajiyaan Xarunta IPRT oo ku taala Shacabaka, Bariga Wasaaradda Qoyska, iyagoo oogada sare ee Galalka codsiyadooda kaga soo qoraya xirfada ay rabaan inay bartaan.

Qabashada Codsiyadu waxay ku egtahay 8 bisha February 2016-ka, iyadoo lala soo xidhiidhi doono cida buuxisa shuruudaha kor ku xusan.

News Related