Published:

Daawo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Dalka Sweden Oo Weerarkii Ugu Adkaa Ee Afkaa Ku Qaaday Gudoomiyaha XIsbiga Wadani Cabdiraxmaan Ciro Isagoo……” Guoodmiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Dalka Sweden Faysal Kaamil Oo Warbaahinta La Hadlayay Ayaa Ka Halay Ictiraafka Somaliland Iyo Halka Uu Marayo Sidoo Kalena Waxa Uu Duray Hadal Kasoo Yeedhay Guudomiyaha Golaha Wakiilada Ahna Guudoomiyaha Xisbiga wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro Oo Ku Saabsana Hadal Uu Sheegay Gudoomiye Ciro Isagoo Ku Sugan Dalka Sweden Oo Ahaa Dhanka Ictiraafka Iyo Kulan Uu La Qaatay Baarlamanka Dalkaasi

Halkan Ka Daawo

News Related