Published:

Hargeysa(GNO)June.25,2016-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada hargeysa ayaa waxa uu ka hadlay muhiimada ay Somaliland xuska 26 June, isgaa oo sidoo kale tafaasiil ka bixiyay qaabkii uu u dhacay midowgii 1960.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

News Related