Published:

Halkan Ka Daawo:Samsam Suudi Diiriye Oo  Si Adag Uga Hadashey Xadhiga Iyo Xadgudubka Ciidamada Maleeshiyaadka Liyuu Booliisku Iyo D.Itoobiya Kula Kaceen Wariyeyaasha,Warbaahinta Somaliland+Xukuumadda Oo Ay Farriin Adag U Dirtey

Marwo Samsam Suudi Diiriye ayaa ka mid ah siyaasiyiinta xubnaha ugu fir-fircoon xisbiga WADDANI,Waxaana ay si adag uga hadashey xadhiga lagula kacay wariyeyaal Somaliland ah oo laga qafaashey xadka Somaliland.
dhinaca kale waxay Samsam Suudi farriin adag u dirtey xukuumadda Somaliland inay si deg-deg ah uga hadasho tacaddiyada ay dawladda Itoobiya kula kacdeywarbaahinta Somaliland

News Related