Published:

Hargeysa(GNO)June.20,2016-Madaxwaynaha Somaliland mudne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo aya maanta xafiiskiisa ku qaabiley xubno ka kala socday ururada rayidka ah ee u dhaqdhaqaaqa arimaha bulshada Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

News Related