Published:

Mujaahid Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale Boobe oo ka mid ah siyaasiyiinta somaliland ayaa xaalad caafimaad daro soowajahday iyada oo la dhigay cusbitaalka wayn ee magaalada hargeysa

Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale Boobe ayey wararku sheegayaa inay xaaladiisa caafimaad haatan wanaagsan tahay, taas oo uu ka soo kabanayo xanuunkii loo dhigay cusbitaalka.

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in Boobe Yuusuf Ducaale mid ahaa xubnihii sida weyn iskugu hawlay in la soo daayo dhalinyaradii mudada xidhnayd, taas oo keentay inuu ku kaco xanuunka macaanka oo uu mudooyinkii danbe la noolaa.

News Related