Published:

Barnaamijkan ayaa noqonaya barnaamijkii ugu dheeraa ee aduunyada loogu bandhigo xasuuqaas.
Baadhistan ayaa isla xalay markii ayka baxday telefishanka Aljazeera noqotay tii ugu daawashada badnayd,taasoo indhaha caalamka kusoo jeedisay xasuuqaas ka dhacay degmadan Geeska Afrika.

https://youtu.be/FEInwYLFsOc

News Related