Published:

ddddMudaharaad Balaadhan oo Ka socda Gabiley Taasi oo Lagag Soo Horjeedo Xadhiga Wariye Mukhtaar nuux ibraahim Oo ay Ismaamulka Dawlada Deeganka Somalida Itoobiya Ka kaxaysteen Degmad Wajaale Haddaba Dadkani Oo Ku Dhawaaqayeyey Halku DHigyo ah “Madaxweyne Maad Ka Hadashid , Mukhtaar Nuux Waa La Haystaa , iyaga oo Socdaal Bilaa Dhiba Ku soo maray Laamiyada waaweyn eee Gabiley , Mudaharaadkani Oo Wali Socda iyo Ciidamo Kala Duwan oo Isku Dayay In ay Dadkaasi Kala Dareeriyaaan

News Related