Published:

XASUUQII RIGIMKII KALIGII TALAIYHII SYAAD BARE

                                                                        WALI MUU DHAMMAAN

                                                         ——————————————————————-

                               Sida ay Taariikhdu qorayso Ee lagu xasuuto waxaa somaray somaliland

                               xasuuq ka dhca dunida noocii ugu daraa kaas oo uu gaystay kaligii talihii

                              Milatariga ahaa ee siyaad barre kaas oo ku salaysnaa isir nacayb.

           Hdaba xasuuqaas wali wuu socdaa kuna salaysamn isir nacab la xidhihda kii siyaad bare

           Horjoogaha kooxda kililka shanaad oo dabka ka qaata dowlada Ethiobia ayaa wxuu

            Masuul ka yahay xasuuq basan oo laga gaystay kililka shnaad loona gaystay umada

           Soomaaliyeed ee degta kililka shanaad,

           hab u badnaadaan dadka iyagu isir ahaan ka soo jeeda besha dhexe ee somaliland

           Taas oo si gooniya oo isir nacayb ah loo badhtilmaamaysanayo iayadoo dhowr jeer

            Au ciidamada dhiig yacabka ah ee uu hor kavayo ina ilay kaas oo u shqeeya dowlada

Ethiobia lakiin qor shihiisu yahay in uu bur buriyo xidhiidhka xaga nabad galyada ee ka –

dhexeeya Ethiobia iyo somaliland.

doonayana in uu isku diro shcabka somaliland iyo dowladaa Ethiobia gobalkan

ka abuuro xaalad degenaasho la.aana

hadaba dhiig yacabka cadi cumar ina ilay iasagoo ka shidal qadanaya isir nacybkii

kaligii taliyhii siyaad bare ayuu wxuu sii wadaa xasuuqii umadan lagu hayey isagoo

xasuuqii ugu dambeeyena ka gaystay toolada (JAAMAC DUBAD)

Halkaas oo ciidamadiisa qabiilaysan ee reermiyiga ah caq;igana ka xanuusanayaa

 

ka gaysteen xasuuq ad u xun lagauna laayey dad aan waxba gaysan isla markaan

aan hubaysnayn  una badnaa dumar iyo waayeel xitaa caruuri ku jirtay sida aynu ka

Aragnay muuqaalada warbaahinta.

Iyadoo dowlada Ethiobiyana og tahay lana socoto waxa ka dhcaya dalkeeda waayo

maaha markii ugu horaysay ee ay dad xasuuqaan sida muqaalo badan lagu faafiyey

warnaahinta maxaliga ah hadii aad youtubka gasho waxaad arkasaa askar ka soo

baxsatay newboliska  kadib markii ay u adkaysan waayeen xasuuqa iyo kufsiga dhca lagu

hayo umada somaliyeed ee degta kililka shanaad.

waxaase muuqata in wakhtigiisi soo dhmaanayo oo hada loo soo jeestay kaligii taliye dhiig yacab

cadu cumar ina ileey oo isagu ah qof jaahila o aan sidaa u sii maskax badnayn warbaahintu se ay

bar yahan dambe isha ku hayso isagoo ka qayliyey wararka laga faafinayo ayuu wuxu dacwad ka

 

oogay.

           Tiifiiga (hctv) oo sii daayey barnaamij uu kaga hadlayey xasuuqii (JAAMAC DUBAD) Islam markaa

          dowlada israel oo iyagu ka masuula sateliteka  siiya TV yada somalida xaga hawada in kasoo ay

          jiraan sateliteyo badan oo aad kiraysan karto kuuna hayso lacagtaadu.

         Sabata ay israel uga aqbashay dowlada Ethiobia waa xidhidhka qarsoodiga ah ee ka dhexxeya iyo

israel oo aan maqli karin kalmada (XASUUQ) waayo waxaynu og nahay in iyada lafdtigeedu ku

xasuuq umada reer faliistiin.

Gbagabadii iyo maqaalakaygan waxaan halkan ka farayaa ama ka codsanayaa war baahinta

in  horjogahaa dhiig yacabka ah aan laga hadhin ilaa aduun waynu ka ogaado dhibaatada uu

hayo umada somaliyeed  gaar ahaan dadka ku abtirsada somaliland iyadoo waliba afka ingiriisiga

 

lagu gudbinayo muuqaalana lagu lifaaqayo.

halkan hoose ka daawo muuqalo ku saabsan dhibka ay ku hayaan newboliska.

https://www.youtube.com/watch?v=7VahNbceNFQ

                    https://www.youtube.com/watch?v=CdV5CgLMoNg

                   https://www.youtube.com/watch?v=TAO7stAlKHA

News Related