Published:

Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa maanta xafiiskiisa qasriga madaxtooyada kulan kula qaatay safiirada Somaliland u fadhiga caalamka.

Waxaana ujeedada kulankan faahfaahin ka bixiyey wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

News Related