Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna murashaxa xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Cirro ayaa waraysi lagula yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo ay dhawaan safar ku tageen isaga iyo saraakiil ka tirsan xisbiga WADDANI.
Waxaana uu gudoomiye Cirro ka hadlay arrimo badan oo dhinacyo badan taabanaya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka