Published:

Gudoomiyaha xisbiga UCID ahna murashaxa xisbiga Eng Faysal Cali Waraabe ayaa faah-faahin ka bixiyey ujeedada safar uu ku joogo dalka Kuwayd iyo kulamo uu la qaatay masuuliyiinta laan qayrta Bisha Cas ee dalka Kuwayd.

Waxaana  khadka telefoonka  kula xidhiidhay Faysal Cali Waraabe Wariye Cabdishakuur Dayyib Maxamed oo ah madaxa wararka telefeeshinka HCTV.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

News Related