Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani oo xaflad soo dhaweyn ah ugu qabtay magaalada Hargeisa Maanta Xayb dumar ah oo kasoo jeeda Koonfur-Bari ee magaalada Hargeisa ayay xafladdu hal mar isku bedeshay mid beeleed kadib markii qaar kamid ah Xubnaha halkaas ka hadlay ay kutiraabeen hadalo dhiilo iyo qabyaaladi ka muuqato waxaanay u dhacday sidan.

Published: