Published:

 

skHargeysa(GNO)waxaa maanta si guula u soo Gabo Gaboobay kulankii ugu horeeyey ee wada hadalkaaga Jamhuuriyada somaliland iyo Khatumo waxaan lagu heshiiyey qodobadan 1-in wada hadal iyo wada xaajood lagu dhameeyo khilaaf kasta oo jira 2-in wixii fadqalalo iyo dacaayad gudaheena ah la joojiyo meelna looga soo wada jeedsado 3-in meel looga soo wada jeesto wixii gacan sadexaad ah ee farogelin ku samayn kara intay wada hadaladu socdaan 4-in laga wada xaajoodo wixii ku saabsan dhiig iyo dhaqanba 5-in laga wada shaqeeyo xoojinta nabadgelyada 6-in ciidamada somaliland ee ku sugan gobolka sool iyo deeganada sanaag Bari iyo Buuhoodle dib loo qorsheeyo joogitaankooda iyada oo marwalba la tixgelinayo baahida nabadgelyo 7-in aan la qorin ciidama beeleyo cusub inta wada hadalku socdo 8-in maamul daadejin buuxda la sameyo oo taabanaysa dhinacyada siyaasada,dhaqaalaha,maamulka,arimaha bulshada,nabafgelyada 9-in wadajir looga hawl galo sidii mashaaric waaweyn oo horumarineed looga hirgelin la haa goboladaas 10-in layska kaashado sidii gargar loogu raadin lahaa dadka ku tabaalobay abaaraha 11-in hayahaha samalka ee caalamiga iyo kuwa qaramada modoobay ka hawlgalaan kana qaadan xayiraada goboladaas. Alla mahad leh Somaliland Acting Amb Ayanle Salad

News Related