Waa Kuma Suldaan Ismaciil Suldaan Cabdiraxmaan ?
Suldaan Ismaciil Suldaan Cabdiraxmaan Waxa Uu ka Mid yahay Salaadiinta Dhaqanka Somaliland Waana Suldaaan Ka Shaqeeya Nabadeed , Waa suldaan Ka Shaqeeya Horumarinta Qarankani Somaliland , Waxana Uu Istaahilaa Suldaan Ismaciil Suldaan Cabdiraxmaan In La Gudoonsiiyo Bilada Ku Suntan Ka Shaqaynta Nabadaynta iyo Horumarinta Uu U Qabtay Bulshada Qarankan Somaliland waxana Uu Ka Shaqeeyaa Qarankani Somaliland Suldaan Ismaciil Suldaan Cabdiraxmaan Waa Shaqsi Aan Lagu Aqoon , Shakhsi Cay , Qabiil Cay , Qaran Cay , Iyo Xumaan Dhamaanteedba Waxana taasi U daliila Sida Uu Gogasha Nabada U Dhexdhiga Labada Xisbi Qaran Ee Waddani iyo Kulmiye .Ugana Aqbaleen Sidii Ay Isku Soo Dhawaan lahaayeeen Labadani Xisbi
Hadii Aan Qoraalkaasi Kooban Kagag Imano Waa Kuma Suldaan Ismaciil Sulaan cabdiraxmaan hadda Waxaaan taariikh Kooban Ka Bixinn Doonaa Taariikh-da Alle Ha u Naxariistee Suldaan Cabdiraxmaan Oo Ah Aabihii Dhalay Suldaan Ismaaciil Alle Ha U Naxariistee Waxa uu Suldaan Cabdiraxmaan Waxa uu ka Shaqeeyey Muddo Dheer Hub Ka Dhigista Beelaha Somaliland Daraf Ilaa Daraf , Taasi Ka Sako Waxa uu Ahaa Alle Ha u Naxariistee Suldaan Cabdirahmaan Suldaankii u Horeyey ee Hub Ka Dhigista Ku Sameeyey Beeshii Uu Ka soo Jeeday Iyada Oo Muhiimada Hub ka Dhigistiisu Ahayd Inn La Helo Qaran Mid ah Oo aan Lahayn Kala Qobqob . Suldaan Cabdiraxmaan Waxa UuKa Mid ahaa saladiintii Dhidibada U taagay Qarankani Gooni Isutaagiisu Yahay Muqadaska Ah ee Somaliland Waxana Uu Suldan Cabdiraxman ku Dhiiraday Iyo Ragii Kale ee la midka ahaa In ay Dhidibada U Taageen Golaha Somaliland Oo Ah Golayaasha u Ku Dhisan yahay Qarankani Somaliland
Sawiradani Hoos ku Xusan Waxqabadka Suldaan Ismaciil Suldaan Cabdiraxmaan ,
La Soco taariikhada Suldaan Cabdiraxmaan