Published:

Cadaalad Darada Wasaarada Waxbarashada Somaliland Ay Ku Hayso Macalimiinta Bilaa Mushaharka Ah Wakhti Dheer + Dulmiga Wasaarada Waxbarashada Gabiley

images

Dugsigii Qalax Iyo Macalimiintii Ka Hawl Gali Jiray Oo La Ilaaway Gabi Ahaanba Khaasatan Kuwooda Ku Shaqeeya Taburaca Oo Ay Noo Xaqiijiyeen Masuuliyiin Ka Tirsan Wasaarada Waxbarshada Waxa Taa Ka Sii Daran In Lagu Shaqaysto Magaca Dugsiga Qalax Oo Lagu Guneeyo Rag Suuqa Jooga Oo Ay U Hawl Galeen Qaar Ka Mida Masuuliyiinta  Gobolka gabiley  Oo Uu Ugu Horeeya  Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Cabdisamed Oo Aan Dananayn Macalimiinta Ku Hawlan Shaqadii Qaranka  Ee Danaynaya Dadka Suuqa Iska Jooga Waxaase Waydiintu Tahay Waa Maxay Shaqada Maayarku

Ma Laga Yaabaa Inuu A/Samed O Ah Masuulka Waxbarashada Gobolka Gabiley Inuu Aqoon Inta Macalin Ee Ka Hawl Gasha Dugsiga Sare E Qalax Oo Ah Ka Kaliya Ee Public Ah Eek U Yaala Magaalada Gabiley Maaha Gudoomiyaha Waxbarashadu Mid Ka Adag Shaqadiisa Oo Lala Maamulo Waxa Xaqiiqa Ah Oo Aan Cidna Laga Shaqaalaysiin 7sano Dusiga Qalax

  • Hadaanu Nahay Macalimiinta Ka Hawl Gala Dugsiga Qalax Ee Tabaruca Ku Shaqeeya Waa In Si Degdeg Ah La Noogu Ficil Celiyo Tabashadayada
  • Wasiirka Waxbarashada Oo Aad Moodo Inaanu Gobolka Gabiley Ugu Jirin Gobolada Uu Wasiirku U Yahay Hadaba Hadii Uu Wasiirku Danaynayo Gobolka Iyo Macalimiinta Iyo Ardayda Gabileyba Waa Inuu Si Deg Deg Ah Usoo Faro Galiyaaa Musuqamaasuq Ka Jira Gobolka Gaar Ahaan Xafiiska Gobolka
  • Hadaanu Nahay Macalimiinta Tabaruca Ku Shaqaysa Waxaan Codsanaynaaa Cid Kasta Oo Ay Khusayso Arintani Inay Soo Fargaliso Musuqa Iyo Wax Is Daba Marinta Dishootay Waaxda Waxbarashada Ee Gobolka

 

Cadaalada Darooyinka Wasaarada Waxbarshada Gaar Ahaan Waaxda Gobolka Gabiley

  • In La Shaqaalaysiiyey Dadka Suuqa Ka Xoogsada Iyada Oo Loo Loogayo Nin Shaqaale Dawladeed Ah Oo Ku Hawlan Danta Qaranka In Lagu Dilo Halka Uu Xaqa Uu Uga Lahaa Kan Tabarucaadka Ku Shaqaynaya
  • Waxa Jirta In Laga Gooyey Mushaharkii Macalimiin Ka Dhintay Gobolka Gaar Ahaan Dugsiga Qalax Haseyeeshee Aan La Garanayn Cidda Lagu Badalay Lana Dhaafiyey Macalimiintii Xaqa U Lahayd Ee Dugsiga Iyo Qaranka Ushaqaynaysay Kol Hadii La Gooyey Lacagtii
  • Waxa Kale Oo Jirta In Dad Badani Wasiir Ku Magacaabin Yihiin Macalimiin Kuna Mushahar Qaataan Lana Ogayn Halka Iyo Cida Ay U Shaqeeyaan Waana Musuuqa Ay Wasaaada Iyo Waaxda Gabileyba Ku Xushaan Shaqaalaha Gobolka
  • Waxa Wax Lala Yaabo Ah In Loo Soo Daayey Macalimiin Mushaharkii Hadana Laga Joojiyey Isla Markiiba Tolow Waa Yaabe Yaa Marka Hore Amray In Loo Soo Daayo Hadana Yaa Amray In Laga Gooyo Oo Lagu Badalo Qof Kale Ama Ay Ku Dhacdo Jeeb Gaara Taasi Waxay Noo Cadaynaysaa Iska Daba Wareega Iyo Musuqa Waaxda Gabiley

Waxa Nasiib Daro Ah Ilaa Hadana Inaanaan Ogayn Waxa Noo Maqan Iyo Wax Naloo Soo Wado Iyadoo Mudada Intaa Leega Aan Qalax Waxba Loo Shaqaalaysiin

Gababadii Waxaa Soo Dhaliila Iyo Qaar Badan Oo Aan Halkan Ku Jirin Oon Ka Reebnay Nagama Ah Mucaaridnimo Ee Waa Dhaliilo Jira Oo Waliba Xaqiiqa Ah Oo Musuq Baahan Oo Hadheeyey Wasaarada Waxbarshada Iyo Tacliinta Sare Gaar Ahaan Waaxda Gabiley Sidaa Awgeed Waxaanu Soo Jeedinaynaa In Si Deg Deg Ah Wax Looga Qabto Hadii Kale Wax Intaa Ka Badan Ayaanu Soo Dayni

 

News Related