Published:

Sarakiil isku jirta ciidamda qaranka Somaliland iyo ciidamda badda
ayaa waxaa ay maanta ka qalin jabiyeen kuliyada tobabarka ee ciidamada qaranka ee magaalada Dararweyne

Munaasibadan loo qabtey qalin jabinta sarakiisha ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiirka gaashan dhiga , taliyaha ciidanka qaranka iyo taliyaha ciidanka badda

News Related