Published:

Gabiley(Gabiley-News-Online) Beelweynata Botol jeclo Iyo Reer Aadan Cumar Ayaa Shaaciyey Wakhtiga Ay Qabanayaan Shir Ayhooda Kagag Tashanayaan Shirkaasi Oo Ay Sheegeen In Ay Qabanayaan 10/02/2017 Shirkaasi Oo Ay Shaaciyeeen Aqoonyahanka , Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Beelweyntaasi Waxaanay Sheegeen Dhalinyaradani Soo Qabqaabinaya Shirkaasi

  1. Maxamed Aadan Cabsiiye – Gaafoote
  2. Maxamed Nuur Mooge – Shabeel
  3. Xamse Daauud Habane
  4. Xamse Ismaciil Nuur
  5. Cabdi Khadar Cige Daauud
  6. Guuleed Cali Cige

Shirkaasi Ay Qabanqaabinayaan Dhalinyarada , Aqoonyahanka Beesha Botol Jeclo Iyo Reer Aadan Cumar  Ee Gobolka GAbiley Ayaa Sheegay In Uu Shirkaasi yahay Shir Caadiya Oo Ay Kagag Hadlayaan Aayahooda Maadamo Oo Ay Sheegeen IN aanay Saami Ku Lahayn Xukumada Somaliland Sidoo Kale Waxay Sheegeen in Aanay Xukumada Ka Sakow Aanay Wax Saamiya Ku Lahayn masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye ee Gabiley Taasina Waxay Tilmaamaysaaa In Aanay Xukumadu Dan Iyo Muraadna Ka lahayn . Beelweynta Botol Jeclo iyo Reer Aadan Cumar Ee Gobolka Gabiley Ayaaa Waxa KA Soo Jeeda Ganacsadaha Weyn ee Jamac Oomar . Sidoo Kale Waxay Dhaliil balaadhan USoo Jeediyeen Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi maadamo Oo Aanu Saamigoodii Gabiley Siinin

Gabgabadii Waxay Meel Cad Ka Soo Wada Istaageen Siyaasiyiintani , Aqoonyanka , Salaadiinta Beel Weynta Botol Jeclo Iyo Ina Aadan Cumar In Ay Shirkoodaasi Qabsanayaan 10/02/2017 Shirkaasi Oo Ay Ayahooda Kagag Arinsanayaaan

Alla Mahad Leh
Waxana Qoraalkaasi Ku Saxeexanaa Masuuliyinta Kor Ay Ku Xusan Yihiin Magacyadoodu

News Related