Published:

OGAYSIIS, OGAYSIIS ,OGAYSIIS

 

Dhamaan Taageerayaasha Xisbiga kulmiye ee gobalada Dalka  Norway oo dhan  waxaan ku wargelineynaa

inay kasoo qaybgalaan shir sanadeedkii  shirwaynaha xisbiga kulmiye ee Dalka Norway oo ka dhici doona ,hadii Alla
idmo casimada dalka Norway ee Oslo 21/01/2017 oo ah maalin sabtya KL18:00 ilaa22:00
ka soo qaybgal wanaagsan iyo waqiga oo ladhowro ayaan inoo rajeynayaa
Qodobada ugu muhiimsan waa sida tan:
1)  wixii inoo qabsoomay Sanadkii Tagay,qorshaha sanadka Cusub
iyo kaalinta aynu ku leenahay reer Norway xisbi ahaa
2) soo dhawayn balladhan aan usamayno garabyada kala duwan ee inagu soo
    biiray ee ka yimi xisbiyada kale
GOOBTA UU SHIRKU KA DHACAYAA WAA ANKER HUTEEL WANA KAA HUTEELKU MEESHA UU OSLO KAGA YAALO DAAWO
https://youtu.be/KDRc-jieVPc
 WIXII FAAHFAAHINA KALA SO XIDHIIDHA
 TLF 92835938 AMA 94715602
https://www.youtube.com/watch?v=KDRc-jieVPc

 

News Related