Published:

 

Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Maxamed Cabdi Ibraahin oo Maanta ka
hadlayay Kulan ay la qaateen Ganacsatada Jaadka ayaa Sheegay in iyadoo laga
duulayo go’aankii Madaxweynuhu soo saaray in isku bedelka Shilling
Somaliland iyo Dollarku uu Yahay Gacanta Hore 6800 Halka Gacanta Danbena
lagu Kala Iibsanayo 7000 oo Somaliland Shilling ah.

News Related