Guddiga abaaraha Somaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada hargeysa ayaa faahfaahin ka bixiyey deeqo kala duwan oo lasoo gaadhsiiyey iyo halka ay marayaan hawlaha gurmad iyo taakulaynta dadka abaartu saamaysay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka