Published:

TACSI Gudoomiye
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Gudoomiyaha degamada wajaale , Mudane, Adaan muuse Cilmi shiine, isagoo ku hadlaya magaciisa, iyo kan shacabiga degamada wajaale,
waxa uu Gudoomiyuhu dhambaal tacsi ah u dirayaa, bahada waxbarshada iyo tacliinta sare ,waayeelka, waxgaradka, aqoonyahanka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland

download

ee uu ka baxay ALLE ha u naxariistee Marxuum Maxamed Saalax Xaaji Xasan (Aniis) gudoomiyii waxbarshada ee gobolka sanaag oo ku geeriyooday shila baabuur
maanta oo ay taariikhdu tahay 05/01/2017.
Gudoomiyuhu waxa uu marxuumka Alle uga baryayaa inuu naxariistii janno ka
waraabiyo, Waayeelka, Waxgaradka, aqoonyahanka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga Somaliland
ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.

News Related