Hambaliyo Meher Wacan Ku Socta Amran Cabdi Xuseen iyo Khadar Cabdi Ibraahim
Waxaa diray hambaliyada meher Dhamaan Qoyska reer Cadaani Xuseen oo kala ah
Aabo Cadaani Xuseen cilmi
Maamo Asiya Cali abdilaahi
Maamo Faadumo Xashi
Cabdi casiis cadaani xuseen
Nimcaan cadaani xussen
Asma cadaani xuseen
Aasiya cadaani xuseen
Maxamed cadaani xuseen
Guuled cadaani xuseen
Barwaaqo cadaani xuseen
Summaya cadaani xuseen
Nasxteexo cadaani xuseen
Khadija cadaani xuseen
Dhamaan dadkaasi oo kalaa Jooga UK Ethiopia, Somaliland iyo Waxay Hambaliyo Udirayaan Amran Cabdi Xuseen iyo Khadar Cabdi Ibraahim Kas oo Meherkoodu ka Qabsoomay Hotel Adamis Inn Hargiesa
01-01-2017 waxayna ugu Ducaynayaan ducadii rasuulka