Dunidu Markay La Kulanto Dhacdo Ugub Ku ah waxay Sameysaa Daraasado badan iyadoo ku baadhaysa dariiqa Ugu Haboon Ee Laga Hor tagi karro arinkaasi in aanu mar danbe soo noqon.
Waxa Hubaal ah In sicirka Dolarka ee Somaliland Dhexdediisu Uu Gaadhay Meeshi Ugu Sareysa Halka Dhanka kale Maciisaduna ayy marysi meel sarre.
Waxa guul uu ah in dalkeena iyo dadkiisab in shirkadah is gaadhsiinta ee dalku ayy muujiyeen doorkoodi horumarneed ee dalkeena, waxayaabaha lagu amaani karro shirkadah is gaadhsiinta ee dalkeena waxa ka midda ah iyagoo gaadhsiiyey adeegiyadoodi goobaha fog fog ee miyiga ilaa dadka ku teedsan dhamaan xuduudka dalku leeyahay.