Published:

Suldaan Guuleed Sheekh Muxumed Warsame oo ka Mid ah Siyaasiyiinta firfircoon ee u dhashay Gobolka Gabiley oo Maanta u Waramayay Shabakadda Caalamiga ah ee Gabileynewsonline.com ugu Waramayay Xafiiskeeda Magaaladda Hargeysa ayaa Tilmaan ka Bixiyay Dakhliga ay yeelan karaan Deegaanka Ceelbardaale iyo Caada haddii loo Magacaabo Degmooyin waxaanu intaa Raaciyay inay Toban jeer ka dakhli badan karaan Degmooyinkan Madaxweynuhu dhawaanta Magacaabay sida Tuuladda Gunburaha oo kale.

Suldaan Guuleed Sheekh muxumed Warsame oo inbadan ka mid ahaa Wakhtiyaddii Hore Ciidanka Booliska ee Somaliland Deegaano badana kasoo shaqeeyay ayaa Madaxweynaha Qaranka ee Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo ka Codsadday inuu Degmooyinkan uu magacaabay sidoo kale inaanu MOOGANAAN Deegaanadani Waxaanu Cod dheer ku tiraabay Siyaasigu inay Bulsahadda Reer Gabiley Haddii Madaxweynuhu Rabitaankoogan Fuliyo taariikh Wanaagsan ay u geli Doonto.
Wariye Mohamed Mussa inji
Hargeysa
Somaliland
Gabileynewsonline Main Office Hargeysa

News Related