Wajaale(haldoor-News)Mayarka Degmada Wajaale Aadan Muuse Cilmi Ayaa Ka Hadlay Baraha Bulshada Sida Facebook Oo Lagu Isticmaalo magaciisa Loona Adeegsanayo Magaciisa Aadan Muuse Cilmi “Aadan Shiine” Ayaa Sheegay In aanu Isticmaalin Haba Yaraatee Facebook Wax La IDhaahdo Waxaanu masuuliyiinta iyo Shacibiga Somaliland Ee Laga Aflagaadaynayo Bartaa Facebookga Ee Magaciisa Lagu Isticmaalayo .

Published: