Bali-gubadle()Badhasaabka Gobolka Hawd oo ay Weheliyaan Xubno ka mid ah Golaha Deegaanka Degmada Baligubadle ayaa ka qaybgaley Gunaanadka Tafsiir Mudo Sanad iyo Badh ah ka socda Musaajidka Abuubakar Sidiiq ee Magaalada Baligubadle ee Xarunta Gobolka Hawd,