Published:

xirsi iyo iid newsWafti uu Hogaaminayay Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Maanta Gabiley Gaadhay ayaa halkaasi Khilaaf ku dhex maray Xildhibaan Iid Xasan Dheere oo ah Mudane Golaha Deegaanka ka Tirsan oo Xisbiga uga soo Baxay Gobolkaasi halka hoose ka dhagayso Wixii Dhex maray Masuuliyiinta iyo Dagaal Gacan ka hadal ah oo lasoo kala Dhex galay.

News Related