Published:

 


  • Sida aynu la wada socono dalkeen waxaa ka jira abaaro saameyey dal iyo dunyo ba
    abaaraaha ilahay SCW ayaa ka baryeynuu inuu nagu dulqaado , abaaruhu waxay
    xoog usaameyen gobolada bariga 70% xaga ay gobolada galbeed ay saameyan
    25% dadkii ku sugnaa bariga ayaa usoo guuray galbeed waxay caado uleeenahay
    hadii aynunahay rer Somaliland in aynu is quudino oo aynu is garab qabano
    beerihi iyo daaqii ayaa loo furay dadki kazoo guuray bariga mahad baladhan way u
    dan yihiin .
    Dhinac kale wasiir zamzam ayaa ah Wasiirkakaliya ee xoog uga damqataay dadka
    ay abaaruhu saameyan oo habeen iyo maalinba ka shaqaysa sidii ay dadkaasi wax
    u qaban lahay maalmihii nasoo dhaafay waxay wasiiradu ugu deeqday gudiga
    abaaraha lacag dhan 1,000,000$ lacagtaasi oo ay wasiiradu balan qaaday iyo
    lacago fara badan oo ka hooreyey waxa kaloo jira in ay wasiiradu ugu deeqday
    gudiga abaaraha booyado kuwa biyaha qaada ah taasoo la doonayo in dadka ay
    abaarahu saameyn biyaha loogu dhaaamiya ilaa in ta ay abaartu ilahay naga
    dulqaaaday.
    Waxa kalo jira in ay wasiradu dadalal fara badan u gashay sidii dad wayna iyo
    ganac sada waaweyn iyo kuwa dhexeba ay uga qabqaadan lahayn sidiidadkaaa
    abaarauhu samayen waxa loogu qaban lahaa wax kalo jira in ay wasiradu
    shaqoyinkii ay qaranka u haysay halkeedi kawad oo aanywax dayac ahi ka muuqan
    taasi waxay muujinaysaa in ay wasiradu ka soo baxaday xilkeedi qaraankana u
    muujisay daacad nimo iyo dadal taasin waxay ka turjumaysaa in madaxweyne
    silanyo uu lahelay qofkii ku habonaa wasarada maaliyada .
    Waxa kalo jir ay wasiraadu ugu deeqday dadka abaraugu saameyn 100 boyadood
    oo biya ah oo marna cagta laga qaadan waayo biyuhu waa nolosha bini aadanka
    sidaas daradeed waxa kalo jira in ay wasiraadu ka qoday deegaanka coodanle ceel
    biyood lagaga baxay biyo la,aantii ka jiray howdka iyo deegaanada xuduuda taasi
    oo sideg deg ah uu madaxweynu kaga soo jawaabay codsigaasi halkan kuma soo
    koobi karno waxa ay wasiradu qu qabatay dadka ay abaaruhu saamyen ilahay
  • waxanu ugu baryeynaa wasiirka wasaarad maaliyada Marwo:- Samsam abdi adan
    Caafimaad Iyo Cimri Dheerer .
    W/Q. Cabaas xuseen faarax
    Tell. 063-4014327
    Email. Abbas_LL@LIVE.COM

 

News Related