Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir “Faratoon” oo maalmihii u danbeeyey socdaal nabadayn ah ku joogay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa maanta kulan la qaatay dhalinyarada iyo aqoonyahanka labada beelood ee wada dega deegaanada Koonfurta gobolka Sool isla markaana dhawaan ay dirir ku dhex martay deegaanadaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka