Published:

Shirkada Gaadiidka Waafi ayaa Mudaharad cabasho ah ka Muujiyey Wasiirka Macdanta Somaliland,
SHirkadani gaadiidka gaarka ah ee Landcruiser ka ama calaawiyada ayaa cabashadooda ku sheegay wasiirka macdanta somaliland oo u soo fadhiisan waayey wakhti ay ka doonayeen shaqada kiraysiga gaadiidka macdanta.

Hoos ka daawo Muqaalka Mudaharadka shirkada Waafi ee Kiraynta gaadidka Calaawiyada Landcruiserska.

News Related