Published:

-Waxa maanta magaalooyinka Somaliland gabi ahaanba laga oogay salaad roob doon ah oo alle lagu waydiisanayey inuu raxmaadkiisa inoo shubo isla markaana abaarta inaga dul qaado.

Magaalooyinkaasi saaka la ogaaday salaada waxa kamid ah magaalada Gabiley,waxaana culimadii goobtaasi goob jooga ahaa ay ka hadleen sababaha keenay abaarta iyaga oo dhanka kalena alle ka baryey inuu raxmaadkiisa inoo shubo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

News Related