Published:

Dadwaynaha ku ganacsada sayladda xoolaha magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay saamaynta uu ku yeeshay sicir bararku iyo waliba go’aamadii ay xukuumaddu soo saartay.

Sidoo kalena waxay dadwaynahani ka dhawaajiyeen in badhtamaha Sayladda uu ka furmay suuq madow oo si qarsoodi ah loogu kala sarrifanayo lacagta Dollar-ka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

News Related