Published:

Gabiley(Gabiley-News)Dhamaanba Ciyaartoyga Ku NOol Gobolka Gabiley Ayaa Shir Jaraaiid Oo Ay Si wada Jira Maanta Iskugu Imaadeen Gudaha Magaaladani Gabiley Sheegay Oo Ay Qoraalo Kooban U Soo Gudbiyeen Shabakadani Wararka Ee Gabileynewsonline.com Waxana Ay Qoraalkaasi U Qornaayeen Sidan “Gobolka Gabiley Waa Gobol Ka Balaadhan Inuu Xisbi Kaliyaa Utaliyo:

16558740_1305839792816463_1370931529_n

Hadaanu Nahay Dhalinyarada Iyo Ciyaartoyada Gobolka Gabiley Waxaanu Soo Dhawaynanaa Xisbi Kasta Oo Aanu Ka Aragno Siyaasadiisa Danta Gobolka Gabiley . Waxa Aqoon Daraa In Xisbi Kamida 3 Xisbi Qaran Uu U Arko In Dhalinyarada Gobolku Ay Qacantiisa Kujiraan Balse Waaxanu Cadaynanaa Hadaan Nu Nahay Ciyaartoyga Iyo Dhalinrada Gobolka Gabiley In Gobolka Gabiley Uu Ka Balaadhan Yahay Xisbi Kaliya U Taliyo”

 

La Soco Dhawaan Muuqalka Dhalinyarada oo Si Rasmiya Uga Hadli Doonta

News Related