Published:

Ogeysiis dhamaan umada somaliyeed & gaar ahaan umadda reer jabuuti  waxaa la ogeysiinayaa inuu dib udhac ku yimidey  shirkii dhici lahaa 04/03/2017  ee uu ka hadli lahaa LIBAN MOUSTAPHA HASSAN inankii sida waxashnimada ah ay niman idhaha uga soo tuureen.

Dhamaan waxaan raali galin ka bixineynaa inuu shirkii dibnooga dhacay waxaanan ka raali galineynaa dadkii isku diyaariyey ee soo goostey ticket dhadoodii gaar ahaan kuwii meelaha fog ka imanaayey waxaan leenahay naga raali noqda walalayaal xagii farsamada ayaa noo suurta galin weyday.

Haddii alle idmo balan ka kale ayaan inii soo sheegi donaa maalinta la isku raaco ee dambe waxaanan leenahay dhamaantiin aadbaad u salaamantihiin.

Shirkaasi madhacaayo maalinta sabtida ah ee anaga ayaa inii soo sheegi doona haddii alle idmo maalinta kale ee haku soo hantaaqmina maalintan sabtida & saacadaba waayo? Shirkaas waa labaajiyey 04/03/2017  waxaan rajeynayaa inaad fahanteen .

Allaa mahad leh

By maxamed jeex

Brussels Belgium

News Related