Published:

Fadhi wada jir ah oo ay saaka yeedhen xildhibaanda labada Golle baarlamaan ee Somaliland ayaa buuq iyo dagaal badan ka dib waa ay cod u qadeen heshiiska Military ee dawlada imaaradka laga siinayo Berbera Waxaa ogolaadey heshiiskan 144 xildhibaan

Waxaana diiday 2 xildhibaan waxaana sidas lagu ansaxiyey in magaalada Berbera ay saldhig ciidan ka sameystaan dawlada imaaradka carabtu, Magaalada berberina Noqoto furinta lagaga Duulo Xuutiyiinta Yemen.

Xildhibaano badan ayaa Dhaawacyo soo Gaadheen ka dib markii Ciidanku si Toos ah usoo galeen Xarunta Baarlamaanka

News Related