Published:

War  Deg-Dega:   Qaar  Ka  Mid Ah  Xildhibaanada  Ugu  Tunka  Waaweyn  Golaha  Deegaanka  Gabiley  Ee  Xisbiga  Kulmiye  Oo Ku  Aadan  Xisbiga  Wadani  Iyo  Sababaha  Ay  Ka  Talaabeen,  Maayarnimada  Ucid  Iyo  Miisaan   La,Aantooda.

 

Sida  ay  xaqiijiyeen  xubno  ka  tirsan  xildhibaanada  Golaha  Deegaanka   Degmada  Gabiley  gaar  ahaan  xildhibaanada  xisbul-xaakimka  oo  isugu  kuwii  hore  uga  soo  baxey  iyo  kuwa  ku  biirey  ayaa  waxay  xuseen  in  wakhti-xaadirkan  ay  u  xadhko   xidheen   dhinaca  xisbiga  wadani,  yagoo  xusey sababo  is  biirsadey  iyo  siyaasad-xumada  ka  taagan  magaalada  gabiley.

images

Xildhibaanad  oo  ku  andacoodey  in  aaney  waxba  ku  hayn  xisbi  ahaan  magaalada  gudaheeda  iyo  golaha  awoodiisaba  taasina  ay  ugu  wacan  tahay  xukuumada  Somaliland  iyo  xisbiga  talada  dalka  haya  oo  ku  aaminey  magaaladii  gabiley  ahayd  mudane  golaha  ka  mid  ah  kaasi  oo  xisbiga  ucid  ka  soo  baxey  isla  markaana  aan  habeen  kaliya  dadaal  iyo  dareen  aan  midna  u  mudan  xisbil-xaakimka.

 

Lamana  garan  karo  sababta  uu  xisbigu  ku  aaminey  mudanahaa  aan  ka  soo  bixin  xisbigooda ,  balse  uu  ku  guulaystey  isagu  siduu  iskii  iskaga  iibinayey,  Xildhibaanad  oo  ay  ka  mid  yihiin  laba  nin  oo  leh  hanka  maayarnimo  ee  magaalada  gabiley  iyo  hogaaminta  golahaasi,  hadaba  xildhibaanadani  waxay  ka  dhawaajiyeen  in  xukuumadu  ka  dhago-adaygtey  doonistoodii  yagoo  u  xaq  lahaa,  waxaaney  sidoo  kale  xuseen  in   wakhtigan  magaaladu  u  baahan  tahay  Maayar  kaambaynar  ah  oo  dadkiisa  ilaashada  ama  ka  war-haya  wixii  tashkiilinayana  ka  ceshada  een loo  baahn ayn   nin  aan  waxba  ka  war-hayn  oon  magaalada  xaalkeeda  ogayn  waa  sidey  hadalka  u  dhigeene.

 

Hadaba  si  aan  u  xaqiijino   warkan  ayaa  waxaan  khadka  telephoneka  kula  xidhiidhney  masuulka  ka  tirsan  xisbiga  wadani  isagoo  ku  sugan  gudaha  magaalada  hargeysa  waxaanu  noo  xaqiijiyey  in  arinkaasi  jiro  oo  waliba  shaley  balanka la  qabsaday   layskuna  iman  doono  u sbuucan  bilawdey  horaantiisa  masuuliyiinta

LA  Soco  Qaybaha  Danbe…………………

 

 

News Related