Published:

 

Xisbiga wadani waxaad modaa inuu yahay xisbi u shaqeeya dawlada somaliya markaad eegto siyaabaha uu u dhaqmaayo ee aad u fiirsato.

Gudoomiyaha wadani wuxuu u janjeedhaa dhinaca dawlada somaliya tusaàle maalintii dhaweyd ee gudoomiye cirro,wasiirka madaxtooyada maxamuud xaashi & prof: cabdi ismail samatar ay dooda adagi dhaxmartey  cirro wuxuu sicad u taageeray prof. Cabdi samatar oo aaminsan midnimada SOOMAALIYA wuxuuna yidhi waxaan la qabaa sidaa prof. Ka

Gudoomiye CIRRO wuxuu ka soo horjedaa horumarka ay ku talaabsaneyso xukumada ay gadhwadeenka ka yihiin madaxweyne SILAANYO & madxweyne ku xigeenka JSL MUDANE SAYLICI.

 QARANKANI intii xukumadan kulmiye ay timid ee talada dalka ay qabatey waxay ku talaabsatey horumar aad u balaadhan oo ay ka sameysay dalka somaliland in kastoo horumarkaasi uu dhinac ka raranyahay laakiin hadana waa talaabo aan ku aamineyno xisbiga kulmiye.

Xisbiga wadani & hogaamiyihiisu waxay ka masuugeen iney qirtaan maalgalinta la keeney dalka iney faa,iidooyin farabadan ay u leedahay dalkeena ayna ka helidonaan dadbadani shaqooyin badan dalkana horumarkiisu kor u kicidoono’waxaasoo dhan CIRRO idhihhisu ma,argaan ee waxaan odhan lahaa CIRROW haka hor,iman wixii shacabkaaga u dan ah.

Gudoomiye CIRRO & xisbigiisa wadani waxaan leeyahay umada reer somaliland wey ini ogaatey inaad dalkan aad dibindaabyo ku haysaan kana soo horjeedaan mashaariicda waaweyn ee dalka & dadkaba danaha u ah.

GUNTII & GABAGABADII shacabka reer somaliland wuxuu inila sugayaa maalinta ay gaadho codka shacabka ee loo dareero doorashada maalintaas ayaad ogaandontaan talaabada ay iniga qaadaan shacabka reer SL ee aad dibin daabyada aad ku haysaan.

Allaa mahad leh

By maxamed jeex

Brussels belgium

News Related