Turkiga Oo Masjidkii Ugu Weynaa Bariga Afrika Ka Hir Gelinaya Djabouti
December 8, 2018 - Written by admin

Turkiga ayaa ka furaya Jabuuti masaajidkii ugu weynaa ee ku yaalla dalalka bariga Afrika, waxaana masaajidkaasi ku tukan kara shan kun oo qof.
Masaajidka ugu Weyn Bariga Afrika oo Laga Binaynayo Djibouti
Dawladda Turkiga Oo Ka Cadhootay Somalia

Sidaasna waxa Wakaallada Wararka ee Turkiga ee Anadolu, u sheegay Mr.Furkan Kazım Yüksel oo ah madaxa dhismaha masaajidkan gacanta ku haya, waxaanu tilmaamay in xadhiga laga jari doono bisha Feberwari 2019.

COMMENTS
Latest News