Wareysi: Wasiirka Arrimaha Dastuurka Somaliland – Goobjoog TV
March 17, 2019 - Written by admin

Wareysi gaar ah oo Goobjoog TV la yeeshay wasiirka xidhiidhka goleyaasha iyo Arrimaha dastuurka Somaliland, Maxamed Xaaji Aadan Cilmi.

Wasiirka ayaa wax laga waydiiyay wada-hadalladii Khaatumo iyo Somaliland, iyo su’aalo la xidhiidha in dastuurka la furayo iyo inkale.

COMMENTS
Latest News