Gabileynewsonline.com
Daawo Muuqalka”Waraysi Lala Yeeshay Abwaan Weedhsame Iyo Sharaxaada Uu Ka Bixiyay Dulucda Maansada Guus!
September 28, 2019 - Written by admin

Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lala yeeshay Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil “Weedhsame” oo kamida hal abuurka reer Somaliland.

Abwaan Weedhsame ayaa waraysigan lagula yeeshay barnaamijka ka baxa tvga Star ayaa si gaara sharaxaad ugaga bixiyay maansadiisa “Guus” oo ka hadlaysa sida aan bulshadu udaryeelin dadka naafada ah islamarkaana aan loo siin doorkii ay mudnaayeen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

 

 

COMMENTS
Latest News