Gabileynewsonline.com
Madaxwaynaha Dalka Yugaandha Oo Casho Sharaf Usameeyay Waftigii Somaliland Iyo Madaxdii Ka Qaybgashay Shirka Barwaaqo Sooran!
September 29, 2019 - Written by admin

Madaxwaynaha dalka yugaandha yuweri museferi ayaa casuumad casho sharaf ah usameeyay ergooyinkii ka qaybgalay shirka ururka barwaaqo sooranka oo lagu qabtay dalkiisa.

Casuumadan Uu madaxwaynaha yugaandha ufidiyay wufuudii shirka barwaaqo sooraanka ka qaybgalay Ayaa waxaa siwayn uga dhex muuqatay waftigii ka socday Jamhuuriyada Somaliland Ee uu Hogaaminayay gudoomiye kuxigeenka koowaad Ee golaha wakiilada somaliland Axmedyasiin Sheekh Cali Ayaanle.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

 

 

 

 

 Berberatoday.com

COMMENTS
Latest News