Gabileynewsonline.com
Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Booliska Somaliland Oo Xilka La Wareegay
November 10, 2019 - Written by admin

Taliyaha cusub ee ciidamadda booliska Somaliland sareeye gaas Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale),  ayaa maanta xilka si rasmiya ula wareegay.

Waxaana taliyaha cusub xilka ku wareejiyay madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Saylici iyo wasiirka arrimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

 

COMMENTS
Latest News